“Siciid Sulub Waxba Kama Garanayo Shaqada Wasaarada Loo Dhiibay”Xisbiga Wadani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Siciid Sulub Waxba Kama Garanayo Shaqada Wasaarada Loo Dhiibay”Xisbiga Wadani
July 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Xoghayaha xanaanada xoolaha ee xisbiga wadani axmed shugri ayaa ka jawaabay eedo shakhsi oo uu ujeediyay wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub

Xoghaye axmed shugri ayaa sheegay in wasiir siciid sulub aanu waxba ka garanayd wsaarada loo magacaabay islamarkaana aanu ahayn dhakhtar xoolaad

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS