WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xidhiidhka Cusub Ee Dalka Tiawan,Jawaabna Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Shiinaha,

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr yaasiin xiir faratoon ayaa ka hadlay xdhiidhka diblamaasiyadeed ee Somaliland iyo dalka tiawan ubilowday

Sidoo kale wasiirka arimaha dibada somalland ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay safirka daka china ufadhiya somaliya oo ka cadhooday xidhiidh somaliland la yeelatay dalka tiawan oo ka go,aya dalwaynaha shiinaha

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

Exit mobile version