WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray MCH Laga Hirgaliyay Deegaanka Idhanka Deerayahanka Ee Gobolka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka mahdi cismaan buuri,maayarka magaalada gabiley iyo masuuliyin kale oo katirsan maamulka gobolka gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo lag ahirgaliyay deegaanka idhanka deerayahanka ee goboka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version