DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Dawladda Hoose Iyo Arimaha Ay Ka Wadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Dawladda Hoose Iyo Arimaha Ay Ka Wadleen!
July 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayaraka caasimada hargaysa oo uu weheliyo maayarka kuxigeenka ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta dawlada hoose kaasi oo ay kaga wada hadleen hawlaha shaqo ee uyaala dawlada hoose.

Maayarka caasimada ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay kulankan kaga wada hadleen iyo ololayaal ay maalmahan ka fulinayaan qaarkamid xaafadaha magaalada Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS