DAAWO;-Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar Iyo Hawl Maalmeedkiisa Shaqo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar Iyo Hawl Maalmeedkiisa Shaqo.
July 4, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Wariyaha Rug cadaaga Ee Cabdisalaan Hereri Ayaa Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La yeeshay Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar “Mustafe cagjar.

Waraysiga wariye hereri la yeeshay madaxwayne DDSI ayaa ah Mid ka Duwan Waraysiyadii Hore Isagoo Isagoo waraysiga uu madaxwaynaha la yeeshay waxka waydiiyay hawlmaalmeedkiisa Shaqo Ee Xafiiska Dawlada Iyo Waxyaabaha Uqorshaysay in Uu qabto Marka uu Xafiiska yimaado.

Dhanka kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa wax laga waydiiyay waxyaabaha ku kalifay in uu Siyaasado Galo.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA MADAXWAYNE MUSTAFE CAGJAR IYO SHAQO MAALMEEDKIISA;

COMMENTS
LINKS