DAAWO;-Ururka Gaadiidleyda Oo Cambaareeyay Xadhiga Gudoomiyohoodii, Eedo Culusna Ujeediyay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ururka Gaadiidleyda Oo Cambaareeyay Xadhiga Gudoomiyohoodii, Eedo Culusna Ujeediyay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka!
July 27, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Ururka gaadiidlayda tawfiiq ee maalintii shalay dib udoortay gudoomiyahoogii aya si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday gudoomiyahoogii

Ururka gaadiidlayda ayaa xadhiga iyo faro galintoodu agaasimaha guud ee wasaarada gadiidka iyo jidadka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS