WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirkada Dahabshiil Oo 20000$ Ugu Deeqday Dhismaha Maktabada Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)- Shirkada dahabshiil ayaa maanta 20000$ oo dollar ugu deeqday dhismaha maktabada magaalada gabiley oo wakhtigan dhismaheedu gabo gabo ku dhow yahay.\

Waxaana munaasibada ay ku wareejsay deeqdan goob joog ka ahaa maamulka gobolka  gabiley iyo ka degmada iyo masuuliyiin ka socday shirka dahabshiil.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version