“Masuuliyiinta 10 Jirsaday Iyo Intayada Kale Ee Dawlada Kamid Ah, Waxaan Leeyahay Dadkii Xisbigu Wayna Laayi,Iin”Gudomiye Xinif. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Masuuliyiinta 10 Jirsaday Iyo Intayada Kale Ee Dawlada Kamid Ah, Waxaan Leeyahay Dadkii Xisbigu Wayna Laayi,Iin”Gudomiye Xinif.
July 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed Xinif oo ka hadlayay munaasibadii 10jirsada mudo xilkeedka madaxwaynekuxigeenka somaliland saylci ayaa sheegay In dadkii xisbiga kulmiye lasoo halgamay ay laayi,iin oo ay meehanaabayaan meelahaasi loona baahan yahay in ayheleen masuuliyiinta 10jirsaday inta dawlada kamid ahba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS