HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed Xinif oo ka hadlayay munaasibadii 10jirsada mudo xilkeedka madaxwaynekuxigeenka somaliland saylci ayaa sheegay In dadkii xisbiga kulmiye lasoo halgamay ay laayi,iin oo ay meehanaabayaan meelahaasi loona baahan yahay in ayheleen masuuliyiinta 10jirsaday inta dawlada kamid ahba
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;