DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Tiro Badan Oo laga Hirgaliyay Gabiley, Qaar kalena Dhagax Dhigay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Tiro Badan Oo laga Hirgaliyay Gabiley, Qaar kalena Dhagax Dhigay.
July 28, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan wasiirka isgaadhsiinta, wasiir kuxigeenka xanaanada xoolaha  iyo xubno kamid ayaa maanta gaadhay magaalada gabiley isagoo xadhiga ka jaray mashaariic tiro badan oo ay golaha deegaanka gabiley hirgaliyeen isagoo kuwo kalena dhagax dhigay.

Maayarka magaalada gabiley ayaa ka warbixiyay mashaariicda ay hirgaliyeen iyo kuwa hada uqorshaynsan ee ay dhagax dhigeen.

Madaxwayne kuxigeenka somaloland ayaa bogaadiyay waxqabadka golaha deegaanka gabiley ee uu hogaaminayo maayar amiin.

Dhanka kale wasiiradii ka hadlay xadhig ka jarista mashaariicda gabiley ayaa dhamaan bogaadiyay maayarka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS