DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Dareen Celiyay Kaftan Siyaasadeed Dhexmaray Samaale Iyo Waabeeye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Dareen Celiyay Kaftan Siyaasadeed Dhexmaray Samaale Iyo Waabeeye.
July 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,NSiyaasi Bashiir Cabdi Xariir Wasiir kuxigeenkii wasaarad ganacsiga xukuumadii axmed siilaanyo oo wakhtigan kamid ah xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa ka dareen celiyay kaftan siyaasadeed maalintii shalay dhexmaray siyaasi cabdi casiis samaale iyo xildhibaan waabeeye oo la xidhiidhay wakhtigii doorashada iyo kala taageerida asxaabta

Sdoo kale siyaasi bashiir cabdi xariir ayaa toos uga jawaabay hadalkii cabdicasiis samaale isagoo sheegay in samaale aan looga baahnayd in uu dadkii kulmiye ka tagay ee isaga dhisay uu ku canaanto in aad kulmiye joogto ayay ahayd

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS