WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Macdan Baadhis Ka Bilaabaysa Gobolka Salel.

SAYLAC(W,N)-Wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland ayaa shaacisay qorshe macdan baadhis ah oo ay ka bilaabayso deegaano katirsan gobolka salal.

Agaasimaha guud ee wasaarada macdanta iyo tamarta oo ku sugan gobolka salal ayaa ka warbixiyay macdan baadhista ay ka bilaabayaan gobolka salel

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version