DAAWO;-Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Hadlay Guulaha Ay Somaliland Dhinacyo Badan Ka Gaadhay, Iyada Oo Aan Cidi Uyeedhin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Hadlay Guulaha Ay Somaliland Dhinacyo Badan Ka Gaadhay, Iyada Oo Aan Cidi Uyeedhin!
July 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Aadan oo kamid culimada waawayn ee Somaliland ayaa ka hadlay guulaha ay somalliland gaadhay iyada oo iyadu isku tashatay balse aanay jirin cid wax uyeedhisa.

Sidoo kale Sheikh Maxamed Aadan ayaa wasaarada diinta iyo awqaafta horumarka ay ku talaabsatay iyo sida ay wakhtigan udiyaarisay manhajka madarasadaha iyo doorkii ay ka ciyaartay wakhtigii lagu jiray ka hortaga xanuunka covid19.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS