DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Furay Shir Waynaha Haweenka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Furay Shir Waynaha Haweenka.
July 28, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha DDSI Mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) ayaa maanta magaalada jig jiga ka furay shirwaynaha haweenka kaasi oo lalaga arinsan doono doorka haweenka ee siyaasada iyo sida ay uga mid noqonayaan xisbiga barwaaqada itoobiya.

Madaxwayne cagjar ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada shirkan kuna hogo tusaaleeyay haweenka waxyaabaha ka dhacay deegaanada ku xeeraan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS