DAAWO;-Wasaaradda Deegaanka Jsl Oo Ka Hadashay Ficilka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Naftiisa Khatar Galiyay Iyo Hadal Haynta Ka Dhalatay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaaradda Deegaanka Jsl Oo Ka Hadashay Ficilka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Naftiisa Khatar Galiyay Iyo Hadal Haynta Ka Dhalatay!
July 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada deegaanka marwo Shugri Bandare ayaa ka hadashay ficilka wiil dhalinyaro ah oo naftiisa khatar galiyay kadib markii uu isku soo sawiray isagoo meel jar oo buuraha gobolka sanaag ah iskusoo sawiray.

Wasiir shugri ayaa sheegtay in wiilkan  dhalinyarada ahi uu naftiisa khatar galiyay ayna siwayn uga naxeen ficilka wiilkan isa soo sawiray isagoo jar ka laad laada gacmahana kor utaagaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS