Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo ka Hadlay Baadhitaano Ay Ku Sameeyeen Nin Dad Reer Muqdisho Ah Lacago Kaga Dhacay FOREX. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo ka Hadlay Baadhitaano Ay Ku Sameeyeen Nin Dad Reer Muqdisho Ah Lacago Kaga Dhacay FOREX.
July 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland baqdaadi ayaa ka hadlay muwaadin reer Somaliland oo dad ku nool magaalada muqdisho ay sheegeen in uu lacago kaga dhacay suuuqa Forex kaasi oo maalmihii udanbeeyay ku sugan magaalada hargaysa

Sidoo kale gudoomiyaha baanka ayaa soo bandhigay baadhitaano ay ku sameeyeen ninkaasi oo lagu magacaabo looge.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS