WAJAALE NEWS

“Waxaynu Arki Jirnay Dumarka Oo Markay Afartan Baxaan Xaflad Dhigta, Balse Maynu Arag Madaxwayne Xaflad Dhigta”Abwaan Kujare.

“Madaxwaynaha Maanta Joogaa Ma Necba Musuq Maasuqa, Ee Wuxu Neceb Yahay Cidaan Isaga Ahayn Ee Wax Qaadata”Abwaan ku jare.

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cismaan Kujare oo dhaliilo xoogan ujeediyay madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo isagu dhawaan qabsaday munaasibad uu ugu dabaal degayay 10guuradi kasoo wareegtay maalintii loo doortay kuxigeenka somaliland

Dhanka kale abwaan ku jare ayaa eedo culus oo la xidhiidha dhinaca musuq maasuqa ujeediyay madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version