WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Amaro Culus Dul Dhigay Maamulka Dugsiyada, Joojiyayna Lacago Ardayda Laga Qaadi Jiray.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee jamhuuriyada Somaliland ayaa awaamiir culus faray maamulada dugsiyada iyo tirada ardayda fadhiisanayso oo uu cayimay fasalka cida ka badanisa ay talaabo sharci ka qaadi doonaan

Sidoo kale wasiirka waxbarashada ayaa maamulka dugsiyada ku amray in aanay ardayda ka qaadi Karin lacagaha badalka ay kaga qaadaan iyo ta ay ka qaadaan arday ee buugaagta ay macalimiintu usoo rogaan

Dhanka kale wasiirka waxbarashada ayaa shaaciyay in aan wax lacag ah laga qaadi Karin ardayda naafada ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version