DAAWO;-Maayarka Boorama Oo Ka Hadlay Tabatashada Reer Awdal Ee Saami Qaybsiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Boorama Oo Ka Hadlay Tabatashada Reer Awdal Ee Saami Qaybsiga.
July 30, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Maayarka magaalada boorama ayaa ka hadlay tabashada reer awdal ee saami qaybsiga kuraasta baarlamaana isagoo sheegay in la galayo doorashada

Dhanka kale maayar saleebaan ayaa ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay dhalinyaro maalmihii udanbaysay hadlaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS