WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Boorama Oo Ka Hadlay Tabatashada Reer Awdal Ee Saami Qaybsiga.

BOORAMA(W,N)-Maayarka magaalada boorama ayaa ka hadlay tabashada reer awdal ee saami qaybsiga kuraasta baarlamaana isagoo sheegay in la galayo doorashada

Dhanka kale maayar saleebaan ayaa ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay dhalinyaro maalmihii udanbaysay hadlaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version