WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirkada Gaafane Company Iyo Adeegyada Ay Macaamiisheeda Udiyaarisay Wakhtiga Ciidul Adxa!

HARGAYSA(W,N)-Shirkada Gaafane Company Oo Ah Shirkada Adeegyo kala duwan Bixiyasa sida; Shidaalka,laydhka,Super Marker aad ka heli karto waxyaabaha aad ubaahan tahay, Iyo Maydhista Gaadiid iyo Roogaga ayaa Maalmaha ciida lagu jiro kor uqaadis ku samaysay adeegyada ay macaamiisheeda siiso taasi oo ay kuugu diyaar yihiin shaqaale gacmo furan kugu soo dhawyanaya.

Halkan Ka Daawo Gaafane Company Iyo Maalmaha ciida;

WAJAALENEWS DESK

Exit mobile version