WAJAALE NEWS

DAAWO;-Suldaanka Qurba Joogta Oo Hambalyo Udiray Umadda Islaamka Munaasibada Ciidul Odxa Awgeed,

Canada(W,N)Suldaan Qurba Joogta Somalida Suldaan Cabdilaahi Cismaan Xasan ayaa Dhambaal hambalyo ah udiray umada islaamka ah gaar ahaan dadka Ku kala dhaqan deegaanada somalida gudo iyo dibadba.

Sidoo kale Suldaan Cabdilaahi Cismaan Xasan ayaa sigaar ah Munaasibada ciidul Odxaha Awgeed Uhambalyeeyay shacabka somaliland isagoo ilaahay uga baryay in ciidan ciideeda ay ku gaadheen bash bash iyo barwaaqo;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version