DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Fariin Udiray Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Fariin Udiray Shacabka.
July 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland GEN Dabagale Ayaa munaasibada ciida hambalyo udiray ciidamada booliska iyo xaasaskooda isagoo  faray in ay amaanka ilaalintiisa xoojiyaan.

Sidoo kale taliye dabagale ayaa waalidiinta iyo dhalinyarada ugu baaqay in ay ka fogaadaan waxkasta oo anshax xumo ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS