DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arinta Saami Qaybsiga, Fariina Udiray Dadka Saluugsan Iyo Xukuumada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arinta Saami Qaybsiga, Fariina Udiray Dadka Saluugsan Iyo Xukuumada!
July 30, 2020 - Written by Editor:

“Dawlada Waxaan Leenahay Dawladnimada Ha Muujiso Oo Sharciga Ha ku Dhaqanto Dawladnimo Nasteex laguma Dhiso”Faysal Cali Waraabe.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali Waraabe ayaa shacabka Somaliland udiray hambalyo munaasibada ciidul odxaha awgeed isagoo shacabka urajeeyay guul in ay ku ciidaan nabad qab

Sidoo kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa ka hadlay heshiishkii xisbiyada iyo xukuumada somailand ee qabsoomida doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiilada

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay hadalada kasoo yeedhaya dadka qaar ee arinta saami qaybsiga isagoo sheegay in 82 kursi lagu qabsaday kuraasidii baarlamaankii 60kii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS