“Madaxwayne Dal Midaysan Ayaa Laguu Dhiibay, Maantana Khilaaf Adiga Kaa Bilowda Oo Adiga Kugu Dhamaanaya Ayaa Dalkii Haysta”Sheekh Aadansiiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Dal Midaysan Ayaa Laguu Dhiibay, Maantana Khilaaf Adiga Kaa Bilowda Oo Adiga Kugu Dhamaanaya Ayaa Dalkii Haysta”Sheekh Aadansiiro.
July 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro)oo kamid ah culimada waawayn ee dalka oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ugu horay hambalyo udiray guud ahaan umadda muslimka gaar shacabka Somaliland munaasibada ciidul odxa awgeed

Sidoo kale sheikh Aadansiiro ayaa ka hadlay xaalada dalku marayo Iyo sida awoodii dawladu ugu soo ururtay gacanta madaxwayne biixi xili kala qaybsanaan badani ka taagan tahay dalka

Dhanka kale Sheekh Aadansiiro ayaa ayaa soo bandhigay sida dhaqaalihii dalku hoos ugu dhacay isagoo dhliilo xoogan ujeediyay madaxwayne biixi ina diray talooyin dhaxal gal ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS