DAAWO;-Nuxurka Khadbadihii Salaada Ciida Ee Wasiirka Ganacsiga Iyo Maamulka Gobolku Ujeediyay Bulshada Reer Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Nuxurka Khadbadihii Salaada Ciida Ee Wasiirka Ganacsiga Iyo Maamulka Gobolku Ujeediyay Bulshada Reer Boorama.
July 31, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga badhasaabka gobolka awdal iyo maayarka magaalada boorama ayaa maanta saladii ciida kala qaybgalay shacabka ku dhaqan magaalada boorama.

Masuuliyiinta ayaa bulshada reer boorama ujeediyay hadalo la xidhiidha munaasibada ciida iyo arimaha nabadgalayada ee gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS