WAJAALE NEWS

DAAWO;-Nuxurka Khadbadihii Salaada Ciida Ee Wasiirka Ganacsiga Iyo Maamulka Gobolku Ujeediyay Bulshada Reer Boorama.

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga badhasaabka gobolka awdal iyo maayarka magaalada boorama ayaa maanta saladii ciida kala qaybgalay shacabka ku dhaqan magaalada boorama.

Masuuliyiinta ayaa bulshada reer boorama ujeediyay hadalo la xidhiidha munaasibada ciida iyo arimaha nabadgalayada ee gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version