“Qof Kasta Reer Somaliland Waxa Uu Xaq U Leeyahay In Uu Sheego Tabashadiisa,Lakiin In Uu Xadka Ka Baxo Waxaa Udiidan Sharciga”.Wasiirka Isgaadhsiinta, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qof Kasta Reer Somaliland Waxa Uu Xaq U Leeyahay In Uu Sheego Tabashadiisa,Lakiin In Uu Xadka Ka Baxo Waxaa Udiidan Sharciga”.Wasiirka Isgaadhsiinta,
July 31, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cadbilaahi Suufi oo salaadii ciidul odxa ah shacabka gobolka Gabiley  ayaa ka hadlay khatarka maandooriyuhu ku hayo bulshada in bulshada laamaha amaanku iska kaashadaan la dagaalankiisa

Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa ka hadlay qabsoomida doorashooyinka iyo tabashada ka dadka reer somaliland qaarkood oo uu sheegay in aan cidi dhaafi Karin xadka ay leeyihiin.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/1D3yDs0CPoI

 

COMMENTS
LINKS