“Ninka Leh Isagoo Xaafad Boorama Kamid Ah Jooga Gabiley Doorasho Ka Dhici Mayso, Wax Aanu Aqbalayno Maaha”Caaqil Qawdhan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ninka Leh Isagoo Xaafad Boorama Kamid Ah Jooga Gabiley Doorasho Ka Dhici Mayso, Wax Aanu Aqbalayno Maaha”Caaqil Qawdhan.
July 31, 2020 - Written by Editor:

“Anaga Oo Reer Gabiley Ah Ayay Awdal Iyo Maroodi Jeex Wax Nagaga Maqan Yihiin”Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan,

GABILEY(W,N)-Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan Oo Kamid ah Madhax-qameedka Gobolka Gabiley Oo maanta ka hadlayyay Munaasibadii Salaada Ciida ayaa si kulul uga jawaabay hadalo kasoo yeedhay Madax-dhaqameedka gobolka awdal iyo Qaarkamid Dhalinyarada Reer boorama oo marka ay tabashada reer awdal ka hadlayaan sheegta gobolka gabiley Ayaa caaqilku si toos ah ula hadlay isagoo fariin Culus Udiray.

Sidoo kale Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan ayaa sheegay in reer gabiley ahaan ay wax kaga maqan yihiin awdal iyo maroodi balse aanay mar danbe udul qaadanaynin dadka leh gabiley doorasho ka dhici mayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS