Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Dhaleecayn Xoogan Ujeediyay Shirkada Laydha Ee Telesom,Sheegayna In Ay Joojiyeen Wadashaqayntii Udhaxaysay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Dhaleecayn Xoogan Ujeediyay Shirkada Laydha Ee Telesom,Sheegayna In Ay Joojiyeen Wadashaqayntii Udhaxaysay!
July 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal  ayaa soo saaray qoraal uu si cadho leh ugujawaabayo shirkada telesom qaybteeda laydhka oo uu sheegay ka wasaarad ahaan in ay joojiyeen wada shaqayntii ka dhaxaysay.

Sidoo kale qoraalka kasoo baxay wasiirka macdanta iyo tamarta ayuu si kulul ugu weeraray maamulka laydhka ee telesom isagoo xusay in ay meelahaasi uga jeediyaan dhaliilo iyo hadalo ceebaynta

Dhanka kale wasiir jaamac ayaa qoraalkiisa tixraac uga dhigay hadalo uu sheegay in masuuliyinta telesom ay ku dhexmaray madaxtooyada Somaliland

HALKAN KA AKHRI QORAALKA WASIRKA WASAARADA MACDANTA IYO TAMARTA JSL;

 

COMMENTS
LINKS