Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Markale Ka Hadlay Xadhiga Tvyada Star Iyo Universal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Markale Ka Hadlay Xadhiga Tvyada Star Iyo Universal.
August 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta saleebaan cali koore ayaa wax laga waydiiyay xadhiga wali xukuumadu ku hayso tvyada Star Iyo Universal isagoo sheegay in cidii danaha qaranka ka hortimaado sharciga lala tiigsanayo

Sidoo kale wasir koore ayaa shacabka reer somailand ugu baaqay in ay xukuumada kala shaqeeyaan ladagaalanka maandooriyaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS