WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Markale Ka Hadlay Xadhiga Tvyada Star Iyo Universal.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta saleebaan cali koore ayaa wax laga waydiiyay xadhiga wali xukuumadu ku hayso tvyada Star Iyo Universal isagoo sheegay in cidii danaha qaranka ka hortimaado sharciga lala tiigsanayo

Sidoo kale wasir koore ayaa shacabka reer somailand ugu baaqay in ay xukuumada kala shaqeeyaan ladagaalanka maandooriyaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version