“Madaxweyne U Gurmo Dadweynaha Bilaa Laydhka Ah Ee Berbera”Xil Dayib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne U Gurmo Dadweynaha Bilaa Laydhka Ah Ee Berbera”Xil Dayib.
August 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Dayib oo katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay xaalada laydhka magaalada berbera iyo shacabka ay ugu tacadiday shirkada gacanta ku hayso

Sidoo kale xildhibaan dayib ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu gurmado shacabka ku dhaqan magaalada berbera oo laydh la,aan baahsani hayso iyo tacadi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS