WAJAALE NEWS

DAAWO;-Barnaamijka Xadhig Ka Jaristii Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ee Mashaariicda Laga Hirgaliyay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)- Madaxwayne kuxgeenka Somaliland iyo wafti uu hogaamnaya ayaa dhawaan socdaal shaqo ku tagay magaalada gabley kuwasi oo xadhiga ka jaray mashaariic tiro badan oo lag hirgaliyay magaalada gabiley halka uu kuwo kalena dhagax dhigay.

Hadaba Barnaamij dhamaystiran oo laga diyaariyay xadhig ka jaristii madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxaan saylici ee magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKNA OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version