Shirwaynaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo La Shaaciyay Wakhtiga Uu Qabsoomayo Iyo Goobta Lagu Qabanayo. Editor: 4 years ago HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada shirwaynaha afraad ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa shaaciyay wakhti uu shirku qabsoomayo mudada uu soconayo iyo halka lagu qabanayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;