Xildhibaan Nac Nac Oo Ka Hadlay Dhibaato Ay Shirkada Laydh Ee Sompower Ku Hayso Shacabka Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Nac Nac Oo Ka Hadlay Dhibaato Ay Shirkada Laydh Ee Sompower Ku Hayso Shacabka Magaalada Hargaysa.
August 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Na coo kamid mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doorto gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay dhibaato ay degmooyinka axmed dhagax iyo maxamuud haybe iyo qaybo kale oo caasimada kamid ah ku hayso shirkada sompower oo xukuumadi kooto ugu xidhay laydhka islamarkaana hadimo ku haysa shirkadaha kale ee bixiya adeega laydhku hadii ay isku dayaan in ay laydh ugaliyaa xaafadaha ubaahda

Xildhibaan nac nac ayaa baaq culus udiray xukuumada isgoo sheegay in shirkada qiimaha laydhkeedu sareeyo laga soo gaadho bulshada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS