Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Magacaabay Xoghayayaal Cusub + Magacyadooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Magacaabay Xoghayayaal Cusub + Magacyadooda!
August 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa maanta magacaabay masuuliyiin cusub oo katirsan xisbiga wadani.

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa sedexdan xisbi yahayn u kala magacaabay xoghayaal isagoo mudooyinkii udanabeeyay sameeyay magacaabisyo kala duwan kuwaasi oo uu ku sheegay in ay tahay sidii loodar dar galin lahaa hawlaha xisbiga.

HALKAN KA AKHRI MAGACAABISTA GUDOOMIYE CIRRO;

COMMENTS
LINKS