WAJAALE NEWS

Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Kenya Oo Ku Burburtay Somaliya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

MUQDISHO(W,N)-Diyaarad ay leedahay dawlada Kenya ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee dhoobley ee jubaha hoose somaliya kadiab markii ay shil ku gashay garoonka wakhti ay isku dayay in ay fadhiisato.

Diyaaradadan oo agab usiday ciidamada nabad ilaalilanta ujooga somaliya ee dalka Kenya ayaa waxaa ku geeriyooday hal qof kala sedex kale ay kaga dhaawacmeen

Majiro wax war oo kasoo baxay maamulka somaliya iyo dawlada Kenya tooba wali.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version