DAAWO;-Aqoonyahan Cabdikarim Axmed Mooge Oo Shaaciyay In Uu Sharaxan Yahay Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Cabdikarim Axmed Mooge Oo Shaaciyay In Uu Sharaxan Yahay Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa.
August 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan cabdikariim axmed mooge oo kamid haldoorka reer Somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu usharaxan yahay xildhibanada golaha deegaanka caasimada hargaysa utartamaya doorashada soo socota.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS