WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aqoonyahan Cabdikarim Axmed Mooge Oo Shaaciyay In Uu Sharaxan Yahay Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan cabdikariim axmed mooge oo kamid haldoorka reer Somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu usharaxan yahay xildhibanada golaha deegaanka caasimada hargaysa utartamaya doorashada soo socota.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version