DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Qalab Sport Uqaybisay Kooxaha Ka Gaybgalaya Tartanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Qalab Sport Uqaybisay Kooxaha Ka Gaybgalaya Tartanka.
August 4, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka dawlad Hoose Ee  Gabiley ayaa Maanta Qalabka Sportiga Gudoonsiiyay 42kooxood oo kamid ka kala socday degmooyinka gobolka gabiley  ciyaaryahanada ka qaybgalaya tartanka oo ay maalgalinayso isla dawlada hoose ee gabiley  kaasi oo dhawaan bilaabmaya.

Waxaana munaasibada ciyaartoyga lagu doonsiiyay dirayska agabka kale goob joog ka ahaa maayarka magaalada gabiey badhasaabka gobolka gabiley iyo xubno kale oo kamid ah maamulka dawlada hoos ee gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS