“Madaxwayne Wakaaladii Biyaha Hargaysa Ma Yarad Baad U Bixisay” Xisbiga Wadani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Wakaaladii Biyaha Hargaysa Ma Yarad Baad U Bixisay” Xisbiga Wadani.
August 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex Wali Cabdi Jaamac ayaa sheegay in uu markale fashilmay mashruucii biyo baaladhinta hargaysa islamarkaana hada aan wax rajo ah laga sugi Karin maamulka wakaalada biyaha hargaysa oo ah in ay hargaysi mar uu hesho biyo ku filan

Sidoo kae masuulka ayaa eedo culus ujeediyay maareeyaha wakaalada biyaha  sheegay In wakaaladii biyaha uu madaxwayne biixi yarad ubixiyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS