Dowladda Itoobiya Oo Soo Magacowday Wakiilkeeda Cusub Ee Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dowladda Itoobiya Oo Soo Magacowday Wakiilkeeda Cusub Ee Somaliland.
August 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ay si rasmi ah u soo magacowday Wakiilkeeda cusub ee Somaliland.

Dowladda Itoobiya ayaa Siciid Muxumed Jibriil u soo magacowday Wakiilkeeda cusub ee Somaliland, sida ay xaqiijiyeen ilo-xogogaal ahi.

Siciid Muxumed Jibriil ayaa haatan ahaa Gudddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda Hargeysa.

Siciid Muxumed Jibriil ayaa bedelaya Amb Shamsudiin Axmed Rooble oo hore u ahaa wakiilka Itoobiya u fadhiya Somaliland.

Dawlada Itoobiya ayaa hore u sheegtay in ay kor u qaadayso Derajada Xafiiska Itoobiya ee Magaalada Hargeysa.

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

COMMENTS
LINKS