Shil Ka Dhacay Dawga Sheekh Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Ka Dhacay Dawga Sheekh Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay.
August 5, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Shil gaadhi oo ka dhacay dawga sheikh ayaa sobobay dhimashada 3sedex qof iyo dhaaawaca 7qof oo kale gaadhin oo ah basaska yar yare e rakaabka qaada una kala goosha hargaysa iyo boosaaso yaa sobobay khasaarahan kadiv markii uu ka dhacay buurta sheikh.

Maamulka magaalada sheikh iyo ka gobolka saaxil ayaa a warbixiyay khasaraha uu sobobay shilkan gaadhi,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS