Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Markale 7Cisho Oo Rumaan Ah Udirtay Mulkiilaha Astaan Cable. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Markale 7Cisho Oo Rumaan Ah Udirtay Mulkiilaha Astaan Cable.
August 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Mulkiilaha Astaan Cable Cabdimanaan Yuusuf Cali Ayaa saaka mar kale Horkeenay Maxkamada Gobolka maroodi jeex taasi oo udiray todoba cisho oo rumaan ah.

Qareenka Udoodaya Mulkiilaha Astaan Cable ayaa sharci daro ku tilmaamay in markale rumaan loo diro islamarka ay xukuumadu wali keeni laada,ay danbi loo hayso Cabdimanaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS