DAAWO;-Qaarkamid Ah Beeralayda Gobolka Gabiley Oo Cawday Cayayaano Dalagyadii Kaga Habsaday Iyo Fariinta Ay Udireen Wasaarada Beeraha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaarkamid Ah Beeralayda Gobolka Gabiley Oo Cawday Cayayaano Dalagyadii Kaga Habsaday Iyo Fariinta Ay Udireen Wasaarada Beeraha.
August 5, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid beerlayda gobolka gaar ahaan deegaanka degmada geedbalaadh ayaa cabasho xoogan ka muujiyay cayayaano dalagii kaga habsatay kaasi oo faro baas ku haya.

Sidoo kale beeralayda ayaa baaq diray wasaarada beeraha oo iyadu ka gaabisay in ay wax gurmad ah ufidiso beeralayda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS