“Sharciga Ayaan La Tiigsanaynaa Cidii Jartay Geedkii Buurta Daalo”Wasiirka Deegaanka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Sharciga Ayaan La Tiigsanaynaa Cidii Jartay Geedkii Buurta Daalo”Wasiirka Deegaanka Jsl.
August 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada deegaanka jamhuuriyada Somaliland marwo shugri xaaji ismaaciil bandare ayaa sheegay in ay sharciga la tiigsanayaan ciidamo jaray geed ku yaalay jarka buurta daalo oo maalmihii udanbeeyay ay isku soo sawireen dhalinyaro halis galiyay naftooda kuwaasi oo ay wasiiradu hore uga hadashay khatarta ay naftooda galiyeen

Geedka ku yaalay laad laadka jarka ah ayaa waxay wasiir shugri sheegay in ay sharciga la tiigsanayaan iyaga iyo cidii amartay in ay gooyaan geedkan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS