DAAWO;-Maamulka Gobolka Sool Oo Kala Qaaday Ciidamo Beeleedyo Isku Horfadhiyey Deegaano Gobolka Katirsan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Sool Oo Kala Qaaday Ciidamo Beeleedyo Isku Horfadhiyey Deegaano Gobolka Katirsan.
August 5, 2020 - Written by Editor:

ADHI CADEEYE(W,N)-Maamulka gobolka sool oo ay weheliyaan taliyayaasha ciidamada qaranka iyo booliska ayaa maanta gaadhay deegaanada kal bardaalay iyo jilbaale oo ay ku kala sugnaayeen ciidan booleedyo uu dhawaan dagaal ku dhexmaray deegaanka adhi cadeeyo ayaa kala qaaday ciidamo beeleeyadan iyagoo kulamo laqaatay odoyaasha deegaanka.

Maamulka gobolka sool ayaa bulshada deegaanka ku war galiyay in aan la ogolayn ciidan booleedyo halkaasi fadhiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS