WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Dhibaatada Ay Shirkadaha Laydh Ku Hayaan Shacabka.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay cabashada dadwaynaha ee qiimaha laydhka iyo shirkad kooto loogu xidhay magaalada hargaysa.

Sidoo kale xoghaye dhameayaa sheegay in somaliland tahay dlka ugu laydhka qaalisan

Dhanka kale xoghaye dhame ayaa xukuumada ku eedeeyay in ay ka gaabisay shaqadii ay umada uhaysay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version