WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shir Lagu Heshiisiinayay Beelo Dhawaan Dirir Dhexmartay Oo Lasoo Gabo Gobeeyay Deegaanka Saax Dheer.

Laascanood(w,n)-Shir lagu heshiisiinayay beelo dhawaan ku dhexmarat deegaano katirsan gobolka sool ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay deegaanka saax dheer kaasi oo laga soo saaray go,aamo.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version